Muqdisho, 28 May, 2018 — Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo ka hadlayay shir lagu falan-qeynayay...
Author - admin
Addis Ababa, Ethiopia, May 26, 2018— Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul...
Dalalka ku midaysan ururka midowga yurub ayaa todobaadkaan waxaa ka hirgalay sharci cusub oo lagu ilaalinayo xogta shaqsiga ee computerada ama digitaalka kaas oo...
Waraka qoxootiga iyo isdhexgalka ayaa noqday wararka ugu badan ee lagu hadal hayo warbaahinta iyo barasha xiriirka bulshadda sida lagu shaaciyay daraasad uu dhowaan...
Xafiiska hantidhowrka Sweden ayaa soo saaray warbixin eedeyn musuqmaasuq ah oo ka dhan ah qaar ka mid ah safaaraha Sweden ay ku leedahay dibadaha. Eedeymahaan ayaa ku...
Baarlamaanka Sweden ayaa cod aqlabiyad ah ku meel mariyay soo jeedin cusub oo ku saabsan arimaha galmadda. Soo jeedintaan oo macnaheeda ay tahay in wixii ka dambeeya...
Addis Ababa, Ethiopia, May 25, 2018— Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa...
Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in si sharuud la’aan ah lagu joojiyo dagaalka tuka-raq
Muqdisho, 25ka May, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa mar kale ku celiyay in si shuruud la’aan ah loo...
Ra’iisulwasaare Kheyre oo daah-furey qorshaha mideynta iyo sugidda amniga Muqdisho
Muqdisho, May 23, 2018 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa caawa daah-furay Qorshaha midaynta iyo Daadejinta Sugidda...
Guddiga gurmadka fatahaadaha oo hal malyan oo doolar gaarsiiyay goobaha ay saameeyeen fatahaadaha
Muqdisho, May 22 2018—Gudoomiyaha guddiga qaran ee Gurmadka fatahaadaha ahna Ra’iisul wasaare kuxigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed...