Waa kee jacaylka dhabtii, yaa sheegi kara macnaha jacayl,maku halelay caashaqu mase aragtay ciduu heeryada dulsaartoo intuu halista kadegay ku hab yidhi dushiisoo la...
Category - Soomali News
Xil ka Qaadisti Wasiir Cabdiraxmaan Daahir ma Cadaalad baa ? (Qormo)
Hadii ay tahay in wasiirka xil ka qaadistiisa uu ku muteystay hadalka uu ka sheegay warbaahinta waxaa la oran karaa waa mid caddaalad darro ah, sababahan soo socda...
Magaca Saxda ah ee Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Da’diisa & diinta: Xog aan helney
Weriye ka socda talefishanka BBC qaybtiisa afka ingiriisiga, gaar ahaan wararka Afrika ayaa dhowaan booqday deegaanka uu asal ahaan ka soo jeedo raysalwasaraha dalka...
Maqaal ; Waa Qof Nucee ah Siyaasiga Ama Siyaasad (Qeybtii 2)
Akhristow: Siyaasadu waxaa ay leedahay macno fara badan, laakiinse aan ku soo gaabiyo dhoor arimood. 1 siyaasad wacan 2 iyo siyaasad xun Hadaba siyaasadu marka la...
Waa maxay ujeedada laga leeyahay in la dajiyo siyaasad?
Anigoo og adigaaga qoraalkan akhrinayaa aad garaad iyo garasho, fahan iyo fahmad, caqli iyo cilmiba aad igu dhaami karto, ayaa doonayaa in aan faalo feegaro fahanka iyo...
Dabka oo dhibaato ballaaran ku haya degmooyinka yar yar
Goobaha uu dabka ugu weyni ka ololayo dalka ayaa hal arin ka siman taasoo ah isagoo waxyeeleeyay degmooyinka yar yar. Dabka ugu weyn ayaa ka ololaya degmada Ljusdal...