Barnaamijka la hadal musharaxa ee Somali Media ayaa todobaadkaan waxaa ka qeyb galay qaar ka mid ah dhalinyaradda magaalada Borlange oo muujiyay dareenkooda ku aadan doorashadda Sweden iyo waxyaabaha ay ka filanayaan in ay qabtaan musharixiinta badan ee damacsan in sanadkaan ay ka mid noqdaan golayaasha degmadda,gobolka iyo baarlaanka weyn ee Sweden
Barnaamijka la hadal Musharaxa ee Somali Media Borlange
Somali Media Online
Add comment