November 28, 2022

Dabkii keymaha ayaa weli ka sii socda goobo badan oo ka mida Sweden, iyadoo ay holcayaan goobo tiradoodu gaareyso kontameeyo.

  • Meelaha ugu daran waa gobalada Gävleborg, Dalarna iyo Jämtland.
  •  Maanta ayaa la sugayaa iney Sweden soo gaaaraan helikobtaro ka imaanaya Jarmalka, Norweey iyo Litaawen kuwaasoo gacan ka geysanaya deminta dabka.

Faysal Gelle

View all posts

Add comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *