Doorashada iyo ka qeeyb galida codeeynta
In bdad badan coodeeyaan waxeey uu mecno tahay in dad badan kalsooni uu qabaan siyaasiyinta iyo hab-dhishka demoqraaddiyada. Haddii barlamaanka, golaha gobolka iyo golaha degmada ee aad u arkeyso in ay ku matalaan shacabka dhammaantiisa waa in ay codkooda dhiibtaan si ay u helaan dad matala oo talada dalka haga xisbigey donaan ha ahadaan waa muhiim in aad codkaada bixiso waayo labo arin ayuu muhiim kugu yahey codkaada kow inaad doorato xisbiga aad u aragto in uu yahey kan mudan codkaada tan labaad waa inaad doorato ruux ka hadali kara baahidaada goobkasta cadeyn karana in uu yahey hogaamiye umad doorteen rabana in shacabkii doortey waxey ku doorteen u qabta
hadaba dadka xaq ayeey ku tahey in ay ka codeeynta doorashada guud ee dalka ka dhaceysa ka qeyb kaaqataan. boqolkiiba 100 %
hadaba shacabka Somaliyeed ee dalka dagan waa in ay ka qeyb qaadano doorashada waayo codkaada isbadal ayuu sameynaya waana mustaqbalka noloshada mid sameyn ku leh doorashada dalka waa muhiim inaad ka qeeyb qaato doorashooyin dalka Iswiidhaan
ha ahadaan . Doorashada golaha Barlamanka dhexe kan gobolka/ iyo degmooyamada
Faaiidada Ay leedahey waa
codbixinta. Marka aad codkaada dhiibato waxaa badaneeyso fursadu uu qofka kuugu aragtida ah kugu maamulo bulshada.
hadab codkaaga waa muhiim ka qeyb qaado doorashooyinka dalka ka dhacaya
W/QOREY Faysal GELE.
Add comment